Qaamuusle LogoQaamuusle

faraxuunsho

Magac dheddig
1
Summad xoolaha lagu dhigo oo raadka xuunshada u eg.
2
Qof fulay ah.
3
Geed abaareed, leh laamo dhuudhuuban oo la cuno.