Qaamuusle LogoQaamuusle

fariisi

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax salka dhul u dhigid.
2
Cid fadhi ku soo dhaweyn.
3
Ka f.: cid shaqo ka joojin.
4
Caano iwm garoorin. ld fadhiisi.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay