Qaamuusle LogoQaamuusle

fariisin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fariisin1
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
fadhiisin¹.
fariisin2
Magac lab
1
Meel xoolo ama dad la dejiyey.
2
Hantida ugu horreysa ee macallin quraan laga siiyo arday markaas loo keenay.
3
Dhanka laga fariisto lo'da marka la lisayo.
4
Mingis-seeridda marxaladda labaad. ld fadhiisin².