farmi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
farmi1
Magac labCulaab la saaro maraakiibta markay faaruqa tahay si loo dheellitiro culayskooda.
farmi2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadMarkab faaruq ah si miisaankiisa la isugu dheellitiro culays saarid.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday; -iyi