fasakh
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fasakh1
Magac labFuridda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama ka raali ahayn. ld fasakhid.
fasakh2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama raali ka ahayn furid (qaalli).
2
(f.mg) Dhar iwm liinbixid. ld fasaq².
Is-rogga falkan
-khay, -khday