Qaamuusle LogoQaamuusle

kortag

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kortag1
Magac lab
Aadidda la aado meel xoogaa durugsan si loogu kaadsho ama saxaroodo. ld kortegid.
kortag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Kaadi ama saxaro meel durugsan u aadid.
2
Ka k.: dad meel joogey oo aan ku ogeyn si kedis ah ugu tegid.
Is-rogga falkan

-tegay, -tagtay; -tegi