Qaamuusle LogoQaamuusle

fasas

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fasas1
Magac lab
1
(daaw.) Caallir dhaawac yeesho.
2
F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo.
fasas2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDaawo
Dhaawac caallirid.
Is-rogga falkan

-say, -stay