Qaamuusle LogoQaamuusle

finiini

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax ordaya wax dul saaran ka ridid.
2
Wax sida biyo dhagax iwm xoog u firdhin.
Tusaale
Axmed baa biyo nagu finiiniyey
3
Neef xooluuhu ku jirey ka cayrin. ld faniini.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay