firaash
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
firaash1
Magac lab1
Joodari.
2
Maryaha, bustaha iwm ee la dul saaro joodariga. ld furaash.
Wadarta Magacan
-shyo/furshaan, m.dh
firaash2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadMaro, buste iwm joodari dul saarid.
Is-rogga falkan
-shay, -shtay