Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
fitaaxsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: fitaax
Magac lab
2: fitaaxi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: fitaaxid
Magac faleed dheddig
4: fitaaxin
Magac faleed dheddig
5: fitaaxsanaan
Magac faleed dheddig
6: fitaaxsanaansho
Magac lab ama dheddig
7: fitamiin
Magac lab urur
8: fitilig
Magac dheddig