Qaamuusle LogoQaamuusle

fuli

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka wadid.
2
Hawl ama arrin hirgelin.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay