Qaamuusle LogoQaamuusle

fuqdo

Magac dheddig
1
Geed yar oo aan lahayn xididdo hoos jira oo ciidda iska dul saaran.
2
Wax aan sal adag lahayn oo sahal loo siibi karo.
3
Sabirdarrada uu leeyahay qof aan ka dhursugi karin duruufaha adag.