fuuq
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fuuq1
Magac labDhuunta baaruudda xabbadda qarxisaa ku jirto; qashir.
Wadarta Magacan
-qyo, m.dh
fuuq2
Magac dheddig1
Shanqarta ka yeerta kolka biyaha, caanaha iwm xoog loogu soo nuugo bushimaha oo urursan oo loo dhoweeyo; fiq; fururuq.
2
In yar oo kol la fuuqsado. ld fiiq².
fuuq3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadHoore si tartiib ah uga dhergid.
Is-rogga falkan
-qay, -qday