Qaamuusle LogoQaamuusle

gaaf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gaaf1
Magac lab
1
Xaflad loo sameeyo labada is aroosay maalinta ay toddoba baxayaan.
2
Dhisme ku meelgaar ah.
3
Kaltan.
4
Dad shir u fadhiya looga arrinsanayo xaajo waxku'ool ah.
5
Hareer.
6
Dibad.
7
Meesha gorayada ku dhasho.
8
Midab geelu yeesho oo madow xigeen ah.
Wadarta Magacan

-faf, m.l

gaaf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax ka dheeraan iyada oo muujinaya diidmo iyo nicitaan (nafley).
Is-rogga falkan

-fay, -ftay