Wixii waqtigii la soo saari jirey aan la soo saarin ee la urursho oo dib loo dhigo oo dhan.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Gaax-da)
1. (caano) nafley irmaan oo goortii la lisi jirey ama la nuugi jirey aan la taaban, caanaha ku urura ama isgaargaara oo ay siddo; caanaha aan neefka laga lisine la kaydiyo oo dib loo dhigo
2. Wixii waqtigii la soo saari jirey aan la soo saarin ee la urursho oo dib loo dhigo oo dhan.