Qaamuusle LogoQaamuusle

gabax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gabax1
Magac lab khabar
Meel bannaan oo dabayl iyo dhaxan badan.
gabax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Si tartiib ah oo aan biyo dhig lahayn u di'id (roob).
Is-rogga falkan

-xay, -xday