Qaamuusle LogoQaamuusle

liid

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

liid1
Magac lab khabar
1
L. ah: qof jilicsan oo tabar yar.
2
Nacas, doqon.
liid2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Cid quursasho; yasid.
Is-rogga falkan

-day, -dday