gablan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gablan1
Magac lab khabarQof gaboobay oo aan carruur lahayn. ld goblan¹.
gablan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Qof carruurtii ka le'atay noqosho.
2
Qof gaboobay oo aan carruur lahayn noqosho. ld goblan².
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami