gacandhaaf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gacandhaaf1
Magac lab1
Faragelinta idan la'aan lagu sameeyo wax qof kale leeyahay.
2
la midka ah (ld):
gacandhaaf
gacandhaaf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax dad kale leeyahay idin la'aan faragelin.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay