Qaamuusle LogoQaamuusle

gadood

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gadood1
Magac lab
1
Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan.
2
Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin. 3.ld gadoodid. ld gedaad¹, gedood¹, gidaad¹.
gadood2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Lo'gisi iwm weyrixid.
2
Dad badan, wax ay diiddanyihiin si adag uga dhiidhiyid. ld gedaad², gedood², gidaad².
Is-rogga falkan

-day, -dday