gaf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gaf1
Magac lab1
Khalad.
2
Meelkadhac. ld gef.
Wadarta Magacan
-faf, m.l
gaf2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Khalad samayn.
2
(f.g) Haleeli waayid.
3
(f.mg) U g.: cid meelkadhac ku samayn.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay