Qaamuusle LogoQaamuusle

gafuurtaag

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gafuurtaag1
Magac lab
1
Kibir iyo isla weyni wajiga ka muuqda.
2
la midka ah (ld):
gafuurtaagid
gafuurtaag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Kibir iyo isla weyni weji ka muujin.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay