Qaamuusle LogoQaamuusle

gambo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gambo1
Magac dheddig
1
Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan.
2
Kumi (lacag).
3
Geeso xoolaad oo gadaal u jeeda.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l

gambo2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabbo.
Is-rogga falkan

-baday, -batay