garan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
garan1
Magac labHu' hoosaad qafiif ah oo shaatiga laga hoos gashado si uu dhididka uga ilaaliyo.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
garan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax qaarka hore midab ku leh ahaansho (ri').
Is-rogga falkan
-rnaa, -rnayd