gawaanraac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gawaanraac1
Magac lab1
Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya.
2
Lumidda xoolo badani lumaan. ld gawaanraacid.
gawaanraac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Xoolo badan didid.
2
Wax dhumid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday