Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
gummud
Magac lab
1
Dabo sigaar; haash.
2
Wax la jaray sida gacan iwm inta ka harta.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: gumaad
Magac lab
2: gumaadid
Magac faleed dheddig
3: gumaar
Magac lab
4: gumaax
Magac lab
5: gumaaxan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
6: gumaaxid
Magac faleed dheddig
7: gumaaxmid
Magac faleed dheddig
8: gumaaxnaan
Magac faleed dheddig