Qaamuusle LogoQaamuusle

bilow

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bilow1
Magac lab
1
Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo.
2
Waqti xaddidan qaybtiisa hore. ld billow¹.
bilow2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid.
2
Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow².
Is-rogga falkan

-laabay, -lowday; -laabi