Qaamuusle LogoQaamuusle

gefer

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gefer1
Magac lab khabar
1
G. ah: u tuuridda xarig loo tuuro ceel dheer.
2
G. ah: fardo aan la ilaalin oo banjoog ah.
gefer2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Xarig dheer ceel u tuurid.
Is-rogga falkan

-fray, -fertay; -fri