Qaamuusle LogoQaamuusle

duumadhawr

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

duumadhawr1
Magac lab khabar
D. ah: qof sugaya dhimashada qof uu dhaxalkiisa leeyahay.
duumadhawr2
Magac dheddig
1
Gabar yar, oo aan weli qaan gaarin oo xigsiisan loo siiyay nin walaasheed ka dhimatay.
2
Koox caafimaad ah oo la dagaallanta cudurka kaneecada.