Qaamuusle LogoQaamuusle

gelliin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gelliin1
Magac lab
1
Gelid.
2
Heshiisiinta laba dhinac oo dhibaato dhex taal. ld galliin¹.
gelliin2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
U g.: Laba dhinac ee dhibaato dhex taal heshiisiin. ld galliin².
Is-rogga falkan

-iimay, -iintay; -iimi