golongol
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
golongol1
Magac lab1
Godasho nafley caloosheedu aad u godanto gaajo iwm darteed.
2
la midka ah (ld):
golongolid
golongol2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNafley gaajo iwm darteed la godasho.
Is-rogga falkan
-olay, -oshay