gondagal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gondagal1
Magac labWax hoosta laga galo, si loo dugsado ama dhibaato loogaga gaashaansho.
gondagal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax hoosta ka gelid.
Is-rogga falkan
-lay, -ashay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-lay, -ashay