Qaamuusle LogoQaamuusle

shahiid

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

shahiid1
Magac lab
1
Sh. ah: qof dadaal badan oo aad isu tiilaya.
2
(-dyo/-diin, m.dh) Qof fidinta diinta u dhintay.
shahiid2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax si aad ah ugu dadaalid.
2
Jahaad ku dhimasho.
Is-rogga falkan

-day, -dday