Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
gun
Magac dheddig
1
Dad tol yari lagu liido.
2
Dadweyne; tol.
3
Weel halka uu ka unkamo.
4
Jirridda geedka iwm.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: gunaad
Magac lab
2: gunaadsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: gunaadsanaan
Magac faleed dheddig
4: gunaadsanaansho
Magac lab ama dheddig
5: gunaanad
Magac lab
6: gunaanadan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: gunaanadid
Magac faleed dheddig
8: gunaanadnaan
Magac faleed dheddig