gunaanad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gunaanad1
Magac lab1
Dhammaystiridda wax la dhamaystiro.
2
la midka ah (ld):
gunaanadid
gunaanad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Qof dhimanaya quraan ku akhriyid.
2
Dood iwm dhammaystirid.
Is-rogga falkan
-day, -dday