gunti
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gunti1
Magac lab1
Marada raggu hoos ka qaato labadeeda duub oo yaryar oo ay ku leedahay la simaadka labada fiiq oo miskaha.
2
Hab go'yaasha dharka raggu u xirto.
gunti2
Fal magudbe, isrogrogga 2aadU g.: cid maro hoos ugu xirid.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay