Qaamuusle LogoQaamuusle

gunud

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gunud1
Magac dheddig
Meesha xarig ama laba ay isaga xirmaan.
gunud2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Xarig iwm guntin u yeelid.
Is-rogga falkan

-ntay, -nudday; -nti