Qaamuusle LogoQaamuusle

habdhis tobanle

Magac labXisaab
Habdhis tiro ee ku salaysan tirada toban. Tirooyinka waxaa lagu muujiyaa godadka 0, 1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, iyo 9 oo qiimahoodu kuhabsadxiran yahay hadba rugta ay yaalliin (eeg sal tiro).
Wadarta Magacan

-syo ..., m.dh