halaalac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
halaalac1
Magac lab khabarH. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.
halaalac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax dhalaal badan bixin.
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -lici
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday; -lici