halgaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
halgaad1
Magac dheddig1
Wax sida ul, bur, qori ah oo gacanta lagu tuuro si wax loogu dhufto.
2
Tuuryo gacameed.
3
H. ah: ul weyn.
Wadarta Magacan
-do, m.l
halgaad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWaran, ul iwm cid ku tuurid.
Is-rogga falkan
-day, -dday