halgan
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
halgan1
Magac labHawl ama wax kale oo qabashadooda loo dagaallamo ama loollan loo galo.
halgan2
Magac dheddigHerinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.
halgan3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax u dagaalamid ama u loollamid.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami