Qaamuusle LogoQaamuusle

hanuun

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hanuun1
Magac lab
Raacidda la raaco waddada toosan ee Eebbe jideeyey.
hanuun2
Falkaabe
Aad iyo aad, si weyn.
Tusaale
Beerka hanuun buu i xanuunayaa
hanuun3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Qof xume u samayn jirey ka waantoobid.
Is-rogga falkan

-nay, -ntay