Qaamuusle LogoQaamuusle

mabda'

Magac lab
1
Feker iyo aaraa habaysan oo cidi aamminsan tahay.
2
Aasaaska fikradaha cilmiga ah ee ku saabsan sayniska, diinta akhlaaqda iwm.
3
Ujeeddo.
Wadarta Magacan

-'yo/-baadi', m.dh