Qaamuusle LogoQaamuusle

hareef

Magac dheddig
1
Qof tabar daran.
2
Qof aan muuqaal wanaagsanayn.
3
Wax soo haray.
4
Derin duug ah.
Wadarta Magacan

-fyo, m.l/dh