hargab
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hargab1
Magac labXanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; duray. ld hergeb.
hargab2
Magac labCudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo waxaana keena fiirus. Wuxuu ku dhacaa xubnaha neef mareenka.
hargab3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDuray qaadid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay