Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
harqo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Nafley biyo ku hafasho.
2
Nafley wax aad uga dhergid. ld hirqo.
Is-rogga falkan
-qaday, -qatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: har
Magac lab
2: haraa
Magac lab
3: haraaci
Magac lab khabar
4: haraacin
Magac dheddig
5: haraahir
Magac lab
6: haraahirid
Magac dheddig
7: haraahirsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: haraahirsanaan
Magac dheddig