hawaawir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hawaawir1
Magac lab shanqar-raacCod weyn oo xabbado la ridayo bixiyaan.
hawaawir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Si aan sugnayn u muuqasho (wax).
2
Caloolyow dareemid.
3
Ur xun urid (wax).
Is-rogga falkan
-ray, -rtay