Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
jalaq
Magac lab shanqar-raac
1
In yar oo biyo ama caano ah oo weel guntiis ku haray.
2
Koor yar oo laba carrab leh oo geela lagu xiro.
3
Dheg u j. sii: hadal raacid.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: jal
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: jala'
Magac dheddig
3: jalaabuud
Magac dheddig
4: jalaal
Magac lab
5: jalaalaq
Magac lab
6: jalaalaqayn
Magac faleed dheddig
7: jalaalaqee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: jalaalaqo
Magac dheddig