heegan
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
heegan1
Magac lab ama dheddig1
Col yar oo col weyn dib u reeba; raacdareeb.
2
Wax diyaar ah.
3
la midka ah (ld):
heegmid
ld heeggan¹
heegan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax heegan ahaansho.
2
Wax diyaar ahaansho.
Is-rogga falkan
-gmay, -gantay; -gmi
heegan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la heegay ama heegan ahaansho. ld heeggan².
Is-rogga falkan
-gnaa, -gnayd