heehow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
heehow1
Magac labSabbeynta wax fudud biyo dushooda ama hawada dhexdeeda dul sabbeeyaan. ld heehaabid.
heehow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax fudud biyo, hawo iwm dul sabbayn. ld heehaab².
Is-rogga falkan
-haabay, haabtay; -haabi